Beelaha Muqdisho oo Hub aruursi bilaabay iyo Qiimaha hubka oo sare u kacay !!

Hubka nuucyadiisa kala duwan ee lagu iibiyo suuqyada Madow ee kuyaala magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay sare u kacay, kadib markii qaar kamid ah beelaha dega Muqdisho bilaabeen hub aruursi. Warbaahinta hornobserver ayaa warbixin ka qortay sara kaca u yimid hubka nuucyadiisa kala duwan gaar ahaan hubka fudud ee sida weyn xiligan loogu kala … Continue reading Beelaha Muqdisho oo Hub aruursi bilaabay iyo Qiimaha hubka oo sare u kacay !!